Urur Goboleedka IGAD oo cambaareeyay booqashada Cirro ee Israel
Jun 18 (Jowhar)-Urur-goboleedka IGAD ayaa markale ku celiyay taageerada uu u hayo madax-bannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Bayaan ay maanta soo saartay xoghaynta IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu la socday wararka ku saabsan furitaanka safaarad ay Somaliland ku yeelatay magaalada Qudus, isla markaana uu dib u xaqiijinayo […]
6/18/2026 5:33:19 AM