Trump;”Waxaan dib u bilaabi karnaa duqeynta Iran haddii aysan si wanaagsan u dhaqmin”
Jun 17 (Jowhar)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ku sugan Faransiiska oo uu kaga qayb galayo shirka G7 ayaa sheegay heshiiska Iiraan ay la galeen uu yahay mid aan weli la dhammaystirin ayna suurtagal tahay inuu duqaymaha dib u bilaabo haddii aanu ku qancin fulinteeda. Trump oo ka hadlayay kulan doceedyada shirka G7 ayuu yiri ‘’Kani […]
6/17/2026 8:26:29 AM