Maraykanka oo soo bandhigey qodobada ay ku heshiiyeen dowlada Iiran
Jun 17 (Jowhar)-Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Maraykanka ayaa soo saaray faahfaahin la xiriirta is fahamka ay wada gaareen Iiraan iyo Maraykanka. Dukumentigan, oo si elektaroonik ah loo saxiixay, ayaa la qorsheeyay in saraakiil Iiraani ah iyo kuwo Maraykan ah ay si rasmi ah ugu kala saxiixdaan munaasabad ka dhacaysa Switzerland maalinta Jimcaha. Hase […]
6/17/2026 12:29:52 PM