Jowhar
Jowhar

yesterday

Web, Somalia

Trump; “Ma kordhineyo waqtiga xabadjoojinta duqeynta ayaan bilaabaynaa”

Apr 21(Jowhar)Donald Trump ayaa sheegay inaysan jiri doonin muddo kordhin lagu sameeyo heshiiska xabad joojinta ah ee u dhexeya Maraykanka iyo Iran xilli ay dhowdahay waqtiga xabad joojinta oo ahayd labo toddobaad. Trump oo wareysi siiyay CNBC ayaa sheegay in ciidamadiisu ay diyaar u yihiin inay bilaabaan duqeynta. “Waxaan filayaa inaan duqeynta bilaabayno sababtoo ah […]
4/21/2026 9:15:36 AM Read more