Jowhar
Jowhar

4/20/2026

Web, Somalia

Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo shir xasaasi ah uga socdo guriga Sheekh Shariif

Apr 20(Jowhar) Shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ee beesha Hawiye ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shirkan oo la filayo inuu socdo illaa maalinta Jimcaha ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno miisaan culus ku leh siyaasadda dalka, kuwaas oo ay […]
4/20/2026 2:37:00 AM Read more