Jowhar
Jowhar

4/20/2026

Web, Somalia

Xildhibaanada ku jira golaha wasiirada oo lagu amray inay hal xil ka tanaasulaan

Xildhibaanada ku jira golaha wasiirada oo lagu amray inay hal xil ka tanaasulaan
Apr 20(Jowhar) Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar, asagoo tixraacaya waajibaadka dastuuriga ah ee Guddiga ee ku xusan Cutubka 15aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (2026), wuxuu la wadaagayaa hay’adaha dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed arrimaha soo socda: (1) Tallaabo maamul kasta, magacaabis kasta iyo dhaar kasta oo ay […]
4/20/2026 8:29:50 AM Read more