Jowhar
Jowhar

4/20/2026

Web, Somalia

Trump;” “Israa’iil weligeed igalama hadlin dagaalka Iran,”

Apr 20(Jowhar)Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay in Israa’iil ku qalqaalisay amaba ku riixday dagaalka Iran, iyadoo madaxweynaha Mareykanka uu wajahayo dhaleeceyn sii kordheysa oo ku aaddan dagaalka, oo ay ku jiraan qaybo ka mid ah maamulkiisa. “Israa’iil waligeed igalama hadlin dagaalka Iran, natiijadii Oktoobar 7-deedii, waxay ku dartay fikradda noloshayda oo dhan in IRAN aysan […]
4/20/2026 8:46:53 AM Read more